Xasan Daahir Aweys: Abgaal, Majeerteen iyo Ogaadeen waa Gaalo-kalkaal

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah masuuliyiinta ugu sareeysa ururka Alshabaab ayaa meel fagaaro ah ka sheegay hadal aad uga yaabiyay dad badan oo dhageysanayay qudbdiisa.

Sheekh Xasan Daahir ayaa ku eedeeyay Beelaha kala ah: Majeerteen, Ogaadeen iyo Abgaalba in ay la shaqeeyaan waxa uu ugu yeeray Gaalo iyo Gaalo raacyo, waxaana uu beelahani ku eedeeyay in ay dalka ku soo hogaaminayaan cadow.

“Beelaha Ogaadeen iyo Majeerteen waxaan leeyahy ilaah ka baqa oo wadanka Islaamka ah gaalo haku soo hogaaminina,” ayaa Sheekh Xasan Daahir hadalkiisa kamid ahaa.

Masuulkani aya hadalka uu goobtaasi ka jeediyay ka careysiiyay dad fara badan oo kasoo jeeda beelaha uu ku sheegay gaaloraacyada.

Hadalka kasoo yeeray masuulkani ayaa kusoo beegmay xilli ay sii yaraneyso taageeradii ay ururka Alshabaab ka heli jireen beelaha Soomaaliyeed, kadib markii ay kasoo horjeesteen qaabaa’illo badan oo hore u taageersanaa.

Ma ahan markii ugu horeeysay oo ay xarakada Alshabaab jaa’ifeysato beel kamid ah beelaha Soomaaliyeed, haseyeeshee xoogaga Alshabaab ayaa gaalnimo ku xogmiy cid walba oo kahortimaada siyaasaddooda.

 


Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. baadil axmed says:

    aniga waaan rabay in saan loo caayo absame sababtoo ah . waxaaan rabaa ineey maqlaan cayadaas raga jubooyinka shabaaaab ku soo hogaminya ila hada madaxada raga sheeganayo ineey dhaghooda wax ku maqlaan . maxamed sahal iidle ninka kumgaacaban mareyaha dakada ksimaayo . cabdi qani kobojecl .ku xigenk shabeelaha hoose .xusen cabdi gedi ,ku xiogeenka jubooyinka iyo abaandulahooda ,jubooyinka sheeq dulyadyn iyo qaar kaloobadan .in saan loo caayo wan ku faraasanahay inleen dgiig lanta owalba waxeey u ahyeen ogadene ,ilahay kor haka dhigo axmed madoowe

  2. Abdalla says:

    Hadalka dahir abeeso waa mid dignin u ah dhalin yarada u dhalatay belaha u ku tilmaamay in aay gaalo yahiin.taa waxad u qadataan in lagu kala dirayo shabaab. Isagana heshis hoose u lagalayo DFKG kasoo haddaba u socda’ belaha kale sida kuwa by iyo bakol ha iska garten jalafada xasan dahir u ku so wado iyaga keliya lagu shabaden rabaa shabadda. Anni waxan ahay xubin sare ee shabab hadalka dahir aweso ayan kaga baxay shabaab

  3. galti says:

    saaxiib baadilow dadkan aad sheegayso maha absame waa calooshood u shaqaystayaal tusaale ahaan kabajecel wuxuu ahaa raggii al itixaadkii hore ahaa kadib markii dhaqaale yaraan ku dhacday al itxaad wuu ka baxay itixaad alshaabaab ayuuna hunguri ku raacay dulyadayn dhalasho ahaan shakki ayaa ku jira waayo waa kii adhaxda ka jabiyay absame wiilashoodiina ku gumaaday alshabaab hassan turki waa doqon diin maqlay lkn aan aqoonin waxay farayso iyo waxa kale kuw kalena haba sheegin oo waxay wax wayn u rakaan in lasheegsheego waayo magac malahyn markoodii horaba
    hassan daahir waa caaqil dantiisana wuu yaqaanaa reerkoodana wuu wataa siyaasadana wuu la haystaa marba siday wax u dhacayaan ayuu ula jaanqaadaa waxaana lafahmay axmed madoobe waanakan ka cabaadaya mar walba axmed islaan sh axmed hala ogadow absame &adeerkoodow waa iga talo rajjadeennu asssagay ku xidhantahay ama sideenii aan dhahano agaah agaah eegga muxuu leeyahay waa kaftan intaasi w/b /l/t

  4. ali kismaayo says:

    Absame halgeyga usoo baxay Axmed Madoobe ha taageereen hadii kale beel lagu dulsocdo bay ahaaan.

  5. ali kismaayo says:

    Dhiig Kucaways waa cadeystay! Dhalinyarada alshabaab ey kushaqeystaan, qaasatan kuwa kasoo jeeda beelaha Dhiig kucaways ugafay, hade maxaad sugaysaan marba haddii beeshiina kooxdii magacooda aad shacabka ku laynayseen gaalnimo ku xukmisey?

  6. Mustafa says:

    Asc
    Ciid wanaagsan Dhamaan Islaamka caalamka gaar ahaan ummada soomaaliyeed .
    walaalayaal Dhamaan teen waxaan wada ogasoonahay in aan qof islaam ah la gaaleysiin karin , ta kale ummad dhan oo muslimiin ahna aan wadar guud wax loogu dhimi karin , taasna waxaad ku garneysaan in aan carab lawada caayi karin , oo ay tahay hadaad carab qoysahaan u caydid in aad caaydey nabigeenii suubanaha ahaa NNKHA , , hadaba aan u soo noqdo hadalka xasn daahir aweeys , ilaahey u noqo , waxayna ila tahay dhibka uu horey u geeystey ayaa ka badan in umad islaam ah la gaaleysiiyo , shareecaduna waxay qabtaa daalimkaa in la soo qabtoo la waafajiyo shareecada islaamka .
    isagaa danbaabay ee walaalayaal sidaas ula socda.

  7. afdheer boy says:

    asxaabta waan idin salaamay walaalayaal anigu wax kale idinkuma siyaadinayo laakiin waxaan idiin sheegayaa walee AZANIA STATE waa laga qaylyay DKM IYO ALSHABAAB intaba marka absame waxaan u sheegayaa azania ku dhaganaada waa hadaynu horma rabno bye

  8. Absamiyi says:

    Aad baan oga xumahay taariikhdii Absame uu soo hagaajinyayay boqolaalka sano in maanto nalaga heleeyo.

    Waxaa nalgu bartay gumaysi nacayb, laakiin maanta in gumaysi nalagu dacaayadeeyo, anigu koleey ceeb nagu soo korotay baan u arkaa.

  9. Qor Magacaaga... says:

    waxaad tihin kuligiin qabiilaystaal an wax kale aqon an ka aheen qabiil, adeerayalow qabiil wax ma taro, qabiil siyaasad ma yesho ee qabiil waxa isticmaal mid daciif ah, maanta absamaha ad sheegaysan mee, axmed madoow wuxuu wadankii soo galiyaay gaalo, wuxuu jubooyinka galiyay gumaysi, awaalba ogadeen wuxuu ku jiray gumaysi itoobiya ah iyo kinya ah maanta dhowrkii tuulo ee reerka u hadhayna waxaa gumaysanaya kiinya,, awoowgiin la gub, waa umad gumaysi jecel idinka ayaa la idinka haya,




WARARKI HORE

Beero Xashii oo dab la qabadsiiyay Dhul beeraad xashiish lagu tabcayay oo dab la qabadsiiyay
- Apr 2, 2014
[caption id="attachment_14232" align="alignleft" width="300"] Beero Xashii oo dab la qabadsiiyay[/caption] Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ee ...
kistaa Kenya oo qunsuliyad ka furatay Kismaayo
- Apr 2, 2014
Karanja Kibicho Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya ayaa daaha ka ...
Jidgooyooyin lagu sugayo ammaanka oo la dhigay wadooyinka xaafada Eastleigh iyo dadka Soomaalida oo wadnaha farta ku haya
- Apr 2, 2014
[caption id="attachment_14219" align="alignleft" width="330"] Booliska oo baaraya gaadiid maraya isgooyska Burhan State Eastleigh[/caption] Dadka Soomaalida ...
Daahiye Xildhibaanka laga soo doorto Dhabaab oo ka hor yimid in qaxootiga lagu celiyo xerooyinka
- Apr 1, 2014
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Dhadhaab Maxamed Daahiye ayaa kasoo horjeedsaday go’aanka dowladda Kenya ...
Seeraar Seraar “Waxaan soo dhaweyneynaa maamulka seddexda gobol ee Baydhabo”
- Apr 1, 2014
Afhayeen maamulka KMG Jubba, Cabdinaasir Seeraar ayaa warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in ay ...
qarax-nair 5 qof oo ku dhimatay qaraxyo is xig-xigay oo ruxay xaafada Eastleigh
- Mar 31, 2014
Laba qarax oo is xig-xigay ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafada Eastleigh ee ay ...
Mudane-Jawaari Jawaari “Ma qaadan doono miisaniyad lagu keenay lacag dollar ah dalka lacag buu leeyahay taas baan rabnaa
- Mar 31, 2014
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya Prof: Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii u horeysay ka hadlay arrinta ...
wadada Al-Shabaab oo xanibtay isu socodka gaadiidka ee Beledweyn iyo Buulo-burte
- Mar 31, 2014
Kooxda Al-Shabaab oo dhawaan laga qabsda degmada Buula-burte ayaa bilowday qorshe cusub oo ay ...
kenya-police-nairobi Hawlgalo ka socda xaafada Eastleigh ee ay Soomalida degto
- Mar 31, 2014
Ciidamada booliska iyo kuwa laanta la dagaalanka Argagaxisada ayaa ka wada xaafada ay Soomaalida ...
jawaari Madaxweyne Xasan iyo Jawaari oo caawa Baydhaba ku hoyday
- Mar 30, 2014
Madaxewynaha dowlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray ...