Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho oo jadwalkiisa ku dhici doona

JubbaShirkii labaad ee ay dawladda Soomaaliya iclaamisay inuu ka dhaco Xamar 21 Bishan Oct ayaa lagu soo waramayaa inuu udhici doono sida loo qorsheeyey ayna kasoo qaybgali doonaan maamulka KMG ah ee Juba. Shirkan oo aan la ogeyn muddada uu socondoono iyo waxa looga hadli doono looguna magacdaray dib u heshiin ayaa waxaa sugaya mucaarad badan oo is aruursaday oo ay hormuudayaan dhawr madaxweyne sheegatey oo Kismaayo laga soo tarxiiley xiligii uu dagaalku ka dhacay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dawladda Ethiopia ka codsaday in Maamulka Juba aysan burinin heshiiska uuna kasoo qaybgalo shirka Xamar taasoo ay dawladda Ethiopia aqbashay ayna qaadatay masuuliyaddaas.

Ujeedada dawladdu ka leedahay shirkan ayaa ah inay Barre Hiiraale keento Muqdisho si lagu keenaba, kadibna maamulka KMG ah ee Juba ay dawladdu dhisiddiisa talo iyo dad ku yeelato. Lama oga cidda maamulka Jubaland ay usoo dirsan doonaan shirka Xamar iyagoo hada ka hor ku gacan sayray imaatinka shirka. Bishii May 15keedii ayay ahayd markii la doortay madaxweynaha Jubaland dadkuna waxey sugayaan in maamulka la dhameystiro balse waxaa muuqata inay arintaasi wali laalan tahay.

Dawladda Ethiopia oo damiin ka ahayd socodsiinta heshiiska dawladda Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa dhabarka saaratey inay madaxweyne Axmed Sheekh Maxamed Islaan keenayso Muqdisho ayna Axmed ku qancinayaan inuu ogolaado inuu Barre Hiiraale la shiro isla markaana ciidamada Bare loo ogolaado iney Kismaayo kusoo laabtaan.

Kismaayood.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKI HORE

Beero Xashii oo dab la qabadsiiyay Dhul beeraad xashiish lagu tabcayay oo dab la qabadsiiyay
- Apr 2, 2014
[caption id="attachment_14232" align="alignleft" width="300"] Beero Xashii oo dab la qabadsiiyay[/caption] Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ee ...
kistaa Kenya oo qunsuliyad ka furatay Kismaayo
- Apr 2, 2014
Karanja Kibicho Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya ayaa daaha ka ...
Jidgooyooyin lagu sugayo ammaanka oo la dhigay wadooyinka xaafada Eastleigh iyo dadka Soomaalida oo wadnaha farta ku haya
- Apr 2, 2014
[caption id="attachment_14219" align="alignleft" width="330"] Booliska oo baaraya gaadiid maraya isgooyska Burhan State Eastleigh[/caption] Dadka Soomaalida ...
Daahiye Xildhibaanka laga soo doorto Dhabaab oo ka hor yimid in qaxootiga lagu celiyo xerooyinka
- Apr 1, 2014
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Dhadhaab Maxamed Daahiye ayaa kasoo horjeedsaday go’aanka dowladda Kenya ...
Seeraar Seraar “Waxaan soo dhaweyneynaa maamulka seddexda gobol ee Baydhabo”
- Apr 1, 2014
Afhayeen maamulka KMG Jubba, Cabdinaasir Seeraar ayaa warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in ay ...
qarax-nair 5 qof oo ku dhimatay qaraxyo is xig-xigay oo ruxay xaafada Eastleigh
- Mar 31, 2014
Laba qarax oo is xig-xigay ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafada Eastleigh ee ay ...
Mudane-Jawaari Jawaari “Ma qaadan doono miisaniyad lagu keenay lacag dollar ah dalka lacag buu leeyahay taas baan rabnaa
- Mar 31, 2014
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya Prof: Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii u horeysay ka hadlay arrinta ...
wadada Al-Shabaab oo xanibtay isu socodka gaadiidka ee Beledweyn iyo Buulo-burte
- Mar 31, 2014
Kooxda Al-Shabaab oo dhawaan laga qabsda degmada Buula-burte ayaa bilowday qorshe cusub oo ay ...
kenya-police-nairobi Hawlgalo ka socda xaafada Eastleigh ee ay Soomalida degto
- Mar 31, 2014
Ciidamada booliska iyo kuwa laanta la dagaalanka Argagaxisada ayaa ka wada xaafada ay Soomaalida ...
jawaari Madaxweyne Xasan iyo Jawaari oo caawa Baydhaba ku hoyday
- Mar 30, 2014
Madaxewynaha dowlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray ...