Kismaayood oo soo aruurisey xogihii Wikileaks
Xarunta Baafinta iyo Bidhaan araga Jubbaland waxay idiin soo gudbineysaa shabakada seeri-afuufka ah ee Wikileaks ay soo bandhigtey ee ku saabsan Soomaaliya
Waxaan usoo gudbin doonaa iyagoo sidii asal ahaan loosoo bandhigey iyagoo ku qoran Afka Ingiriiska, marka xigana waxaan u turjumi doonaa Af Soomaali si taxane ah, marka ugu dambeysana waxaan ku samayn doonaa laffogur inagoo ka shidaal qaadanayna xogaha aynu heyno iyo dhacdooyinka la ogyahay.
Waxaan kaloo u samayn doonaa qaanad gaar ah oo aad kala socon doonto hadba waxa soo kordha oo ay Wikileaks soo bandhigto maadaamaa wali shabakada ay iska soo daba daabacayso hadbo siro cusub oo ku saabsan Maraykanka iyo aduunka intiisa kale.
Ha moogaan shabakada Kismaayood, hoos waxaa ah sirtii ku saabsanayd Jubbaland ee aan maalmo ka hor faafiney, xogtani waxa ay dhexda kaga jirtaa xogo kale ee fadlan wada aqri qoraalka oo dhan, dib ayaan ka fisixi doonaa
Viewing cable 10ADDISABABA163, UNDER SECRETARY OTERO’S MEETING WITH ETHIOPIAN
If you are new to these pages, please read an introduction on the structure of a cable as well as how to discuss them with others. See also the FAQs
Understanding cables
Every cable message consists of three parts:
- ·The top box shows each cables unique reference number, when and by whom it originally was sent, and what its initial classification was.
- ·The middle box contains the header information that is associated with the cable. It includes information about the receiver(s) as well as a general subject.
- ·The bottom box presents the body of the cable. The opening can contain a more specific subject, references to other cables (browse by origin to find them) or additional comment. This is followed by the main contents of the cable: a summary, a collection of specific topics and a comment section.
To understand the justification used for the classification of each cable, please use this WikiSource article as reference.
Discussing cables
If you find meaningful or important information in a cable, please link directly to its unique reference number. Linking to a specific paragraph in the body of a cable is also possible by copying the appropriate link (to be found at theparagraph symbol). Please mark messages for social networking services like Twitter with the hash tags #cablegate and a hash containing the reference ID e.g. #10ADDISABABA163.
| Reference ID | Created | Released | Classification | Origin |
| 10ADDISABABA163 | 2010-02-02 05:05 | 2010-12-03 21:09 | CONFIDENTIAL | Embassy Addis Ababa |
VZCZCXRO3665
PP RUEHBZ RUEHDU RUEHMR RUEHPA RUEHRN RUEHTRO
DE RUEHDS #0163/01 0330538
ZNY CCCCC ZZH
P 020538Z FEB 10
FM AMEMBASSY ADDIS ABABA
TO RUEHC/SECSTATE WASHDC PRIORITY 7556
INFO RUEHZO/AFRICAN UNION COLLECTIVE PRIORITY
RUEAIIA/CIA WASHINGTON DC PRIORITY
RUEPADJ/CJTF HOA PRIORITY
RUEKDIA/DIA WASHINGTON DC PRIORITY
RUZEFAA/HQ USAFRICOM STUTTGART GE PRIORITY
RHEHAAA/NSC WASHDC PRIORITY
RUCNDT/USMISSION USUN NEW YORK PRIORITY 8027
C O N F I D E N T I A L SECTION 01 OF 03 ADDIS ABABA 000163
SIPDIS
E.O. 12958 DECL: 02/01/2020
TAGS PREL, PGOV, KDEM, MOPS, ECON, KE, ET
SUBJECT: UNDER SECRETARY OTERO’S MEETING WITH ETHIOPIAN
PRIME MINISTER MELES ZENAWI – JANUARY 31, 2010
Classified By: Under Secretary Maria Otero for reasons 1.4 (B) and (D).
¶1. (SBU) January 31, 2010; 4:15 p.m.; Addis Ababa, Ethiopia
¶2. (SBU) Participants:
U.S. Under Secretary Otero Assistant Secretary Carson NSC Senior Director for African Affairs Michelle Gavin PolOff Skye Justice (notetaker)
Ethiopia Prime Minister Meles Zenawi Special Assistant Gebretensae Gebremichael
Ethiopia Not Enthusiastic About Jubaland Initiative
——————————————— ——
¶12. (C) Meles said he had been briefed extensively regarding Kenya’s Jubaland initiative. Because Ethiopia had previously intervened in Somalia without seeking Kenyan approval, he said, the GoE would not presume to analyze the Kenyans’ chances for success in their own intervention. The GoE is sharing intelligence with Kenya, but Meles expressed a lack of confidence in Kenya’s capacity to pull off a tactical success, which he feared could have negative regional impacts. The GoE is therefore working to minimize the likelihood of a spillover effect in Ethiopia’s Somali Regional State. Noting that Ethiopia might have underestimated Kenya, Meles said, “We are not enthusiastic, but we are hoping for success.â€










waa arin mudan in aan wax kafahano waadna kumahadsantihiin kismaayood sharaf beey inoo tahay in dowladii geeska afrika iska dhigi jirtay libaaxeedii eey kacabsato maamulka loo dhisaayo jubalaand sirbaa fakatay gaandi waan kutaageersanahay maadaama wali labaabiinin barnaamijkaas waa kii aan wadankeena somaali galbeed kuxoreeyni laheeyn maadaama maanta soomaalia eey iskudhaxyaacsantahay waa in aan tashanaa.
waanka xumahay in aad khalad ka fahanto welwelka ethiopia ma aha cabsi wayna ka awoodbadantahay wax ka cabsada koox laakiin waa walwal ay ka qabto in shuftada ama nabadiidka uu saldhig ka dhigto maamul ayna iyadu ogolaana soomaalia kama dhisno lagamana dhisikaro ee waaduun daalaysaan.Takala soomaaligalbeed waxaad kawadaa dowlada deegaanka soomaalida hadaanan khaldaneyn hadaba ogow waa xor deegaanka aadsheegayso ee waxaan xor ahayn oo xornimo u baahan jubooyinka aad leedahay nin nayroobi aan soo dhaafikarin ayaa intuu waxqabto deedna balaayo ayaan kabilaabaynaa meel nabad ah .hadaanunahay dadka ka soo jeeda deegaanka soomaalida ethiopia waxaanu soomaalida soomaaliya leenahay si aad nabaduheshaan ku dadaala meelkalana ha ku mashquulina anagu nabadbaan helnay horumarbaan higsaneeynaa nabadiidkiina waan iska qabanay oo ciidan lagu diirsadayoo layidhaahdo liyuu boolis baanu leenahay ogaada taas
ASC, TO: AHMED WAA RUUNTAA MAHADSANID SXB.
ADEERAYAAL JUBA WA AXOR OO ISLAAMKEEY TAAGEERTAY MARKAA ADINAK ABSAMAHIIN LODA AH EE DEGE GALBEED SOMALIDA KALE LA MID NOQDA SIDA IIDOOR IYO MAJEERTEEN MEEL KA SOO BAXA WAAYO ABSMAHA HADUU OGAADENB KU JIRI LAHEEN WAA HAGAAGI LAHAA HUNGURIWEYNAYAAL OGADEEEEEEEEEEEN………….BAL EEGA WAXANI TALO MAHAYAAN OO CAQLI MAKENAAN LKALI INAGAAA AH ONLF AGAA MOOYE TALO KALE MAHAYAAAAAAAN DULI FOOQL DULI
aad iyo aad ayey uggu mahadinayaa maamulka shabakadan curdinka ah ee Kismaayood.com.
waxaanse ka codsannayaa inney sirraha ay soo faqday marreegta Wikileaks, taas oo ay Kismaayood.com nooggu turjumto afkeenna hooyo si dad baddan oo soomaaliyeed u fahmaan nuxurka ay warbixinta xambaarsan tahay…